Search

Warbixino

Dastuurka Qabyada

Who's Online

We have 4 guests online

ECB Exchange

ECB Exchange Rates
Currency EUR 
2010-09-09
USD 1.2697
RON 4.2875
CAD 1.3310
CHF 1.2837
JPY 106.41
GBP 0.82205
SEK 9.2710
AUD 1.3845
ZAR 9.2255
DKK 7.4457

Wararka

U diyaargarowga ciidul fidriga ee Muqdishu (sawiro)
    Iyadoo maanta ay tahay maalintii ugu danbaysay bisha Ramadaan ayaa suuqayada Muqdisho waxa laga dareemaya mashquul. Dadka ka dukaamaysanaya suuqyada magaalada Muqdisho ayaa waxyaabaha ay sida aadkaa u ...

Berito waa 30-ka bisha ramadaan 08 September 2010, 17.05
Berito waa 30-ka bisha ramadaan
Dowladaha islamka badankood ayaa waxay isku waafaqeen in berito ay tahay 30. Bisha ramadaan isla markaana malainta jimcaha ay tahay maalinta koowaad ee ciidul fidriga. Kula caam wa antum bi qeyr.   Qalimoow.net ...

Deganaansho ka jirta Muqdishu iyo Shacabka oo Ciidul Fidri isku diyaarinaya.
Xaalad daganaashaa ayaa saaka laga dareemayaa deegaanada ay dagaalada ka dhaceen maalmahaan ee magaalada Muqdisho. Deegaanada ku yaala waqooyiga magaalada Muqdisho iyo waliba degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa saaka ...

Dagaalo iyo Duqeymo ka dhacay Muqdishu . 07 September 2010, 11.09
Dagaalo iyo Duqeymo ka dhacay Muqdishu .
Dagaalo xoogan oo ay barbarsocoto duqeymo culus ayaa saacadihii ugu badnaa ka soconaya magaalada Muqdisho. Sida ay wararku sheegayaan dagaaladan ayaa xoogooda waxay ka soconayaan degmooyin dhowr ah sida Hodan, H/wadaag ...

Wiil uu dhalay Sheekh Cumar Faruq oo xoog looga hadalsiiyay (dhageyso)
Waxaa lagu soo waramaya in Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ay qafaasheen wiil uu dhalay Sheeka caanka ah ee Cumar Faaruuq kadib markii aabihii uu ku tilmaamay in Somaliya waxa ka socda aysan aheyn jiaad sidaa darteedna lagu jihaadi ...

Hub usoo degay Alshabaab 06 September 2010, 11.41
Hub usoo degay Alshabaab
Wararka aanu ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha ee magaaladasi ay so ocaga dhigatay shalay galab diyaarad Hub u siday Alshabaab. Arintan ayaa soo baxeysa xilli warar horay u soo baxay ...

Qasaaraha ay geysteen dagaaladii shalay oo isa soo taraya
Waxaa isa soo taraya qasaaraha ay sababeen dagaaladii xalay ilaa saaka ka dhacay qeybaha waqooyi ee magaalada Muqdisho, iyadoo dagaaladaas sababeen dhimasho aad u badan. In ka badan 10-ruux ayaa ku dhimatay, halka tobanaan ...

Dhalinyaro lagu fuliyay Xad gacan goyn 04 September 2010, 16.33
Dhalinyaro lagu fuliyay  Xad gacan goyn
Maxkamadda Ururka Alshabaab ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta xukun gacan goyn ah ka fuliyay Magaalada Baladweyne kadib markii maleeshiyaadka alshabaab ay soo qabteen rag ay ku sheegeen in ay wax xadayeen. Xukunkani ayaa lagu ...

Bukaano cudurka Aidska qabay oo loogu baaqay inay is qarxiyaan.
    Maamulka ka arimiya Degmada Marka ee Sh/ hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDSka ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu daweynayo oo qaba cudurka HIV AIDS. Maxamed Abuu Cabdalla Idriis ...

Khilaaf soo kala dhexgalay Madaxda dowlada
Khilaaf iyo mad madow xoogan ayaa soo kala dhex galay madaxda ugu sareysa dowladda soomaaliya, iyadoo ay muuqato kala fikir duwanaan salka ku haya dastuurka ay dhowaan xukuumada soo bandhigtay. khilaafkaan ayaa waxaa la ...

Ganacsato qaadleey jayl la dhigay qaadkoodana la gubay.
Maamulka Alshabaab ee magaalada Beledweyn ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay Qaad, iyagoo xabsiga la dhigay labaatameeyo Haween oo aha haweekii qaadka lahaa. Qaadkan ayaa ahaa mid si qarsoodi ah loogu iibinayay gudaha ...

  • Dhaqaalaha

  • Siyaasada

  • Islamka

  • Caafimaadka

Sare u kaca Maciishada Degmada Jowhar kadib fatahaad uu sameeyay Wabiga.
Wararka aanu ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka sh/dhexe ayaa sheegaya in dadka ay ka cabanayaan dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah . Dhibaatadan ay ka cabanaayaan dadka ku dhaqan magaalda Jowhar ee dhanka dhaqaalaha ...

Deganaansho ka jirta Muqdishu iyo Shacabka oo Ciidul Fidri isku diyaarinaya.
Xaalad daganaashaa ayaa saaka laga dareemayaa deegaanada ay dagaalada ka dhaceen maalmahaan ee magaalada Muqdisho. Deegaanada ku yaala waqooyiga magaalada Muqdisho iyo waliba degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa saaka ...

Mucjiso: Minaariyada Masjidka Alaahu akbar (Daawo)
Muuslimiin ka dhiseysay masaajid tuulo ka mid ah dalka Indonesia ayaa waxay  kari waayeen  inay saaraan Minaariyada dhismaha loogu talagalay, iyaga oo la daaldhacaya oo maara u waayay diyaarsaday xarkaha lagu saari ...

Isbitaalada Muqdishu oo isku eedeynaya Bukaanada Kelyaha lagala baxo.
  Dhawaanahan ayaa waxa soo ifbaxaayay in Isbitaalka MADIINA dadka loo geeyo in lagu dabiibo halkaasi lagala baxo KELYAHA kadibna loo iiibgeeyo debida. Eedeyn loo soo jeediaya  dhawaanahan maamulka Isbitalka ...

Developed by JoomVision.com
  • Weather

  • world News

  • Market

  • Sports

Shanghai 2,656.35 -38.94 (-1.44%)
Nikkei 225 9,098.39 +73.79 (0.82%)
Hang Seng Index 21,167.27 +78.41 (0.37%)
TSEC 7,835.54 -15.77 (-0.20%)
FTSE 100 5,475.12 +45.38 (0.84%)
DJ EURO STOXX 50 2,764.81 +11.92 (0.43%)
CAC 40 3,696.99 +19.78 (0.54%)
BSE Sensex 18,799.66 +132.95 (0.71%)
Powered by News4Trader.com
Developed by JoomVision.com

News Videos

Soduku

  • Video1

  • Video2

  • Video3

Developed by JoomVision.com

Qormooyin

Doorka Saxaafada Xorta Ma Waxuu Noqday Mid aan Lahayn Xad ama Soohdin Xayirta ?
  Aniga oo aan jeclayn inaan ka hadlo arimaha siyaasada iyo ismaandhaafka gaamuray ee soomaaliya ...
Read More 312 Qof Aqrisay 0 Ratings

Culimadii La Cizeyn jiray Cidna waa difaaci weyday !!!
  Kooxda isku magacowday Shabaab waxay beryahan la soo baxeen arrin aad looga naxo, waxayna bur ...
Read More 328 Qof Aqrisay 0 Ratings

Soomaaliya: Ma Qaran Dumay Baa? 29 March 2010, 18.00
Soomaaliya: Ma Qaran Dumay Baa?
    Addunyadu waxay Soomaaliya u aqoonsatay inay tahay “QARAN DUMAY”, ...
Read More 226 Qof Aqrisay 0 Ratings

Dowlada iyo Shabaab oo Dhalinyarada si qasab ah ku daaalgelinaaya.
Dagaalada ka soconaaya magaalada Muqdishu ee u dhaxeeya DFKG iyo ururada ku kacsan jiritaanka dowladaasi ...
Read More 329 Qof Aqrisay 0 Ratings

Xasuuqa ay geysteen DFKG iyo xoogaga ka horjeeda ee Alshabaab iyo Xisbul Islam sanadka 2009.
Qasaaraha uu geysanaayo dagaalada u dhaxeeya kooxaha ku dagaalama gacan ku heynta/ ka talinta dalka ...
Read More 1159 Qof Aqrisay 0 Ratings

Ujeedooyinka Ururka Al-shabaab maxaad kala socotaa ?
  Alshabaab Waa Urur Diimeed oo la aasaasay sanadka marka uu ahaa 2004, waxayse soo ...
Read More 494 Qof Aqrisay 0 Ratings

Current Visitors

free counters

Mucjiso: Minaariyada Masjidka Alaahu akbar (Daawo)

  • Dhaqaalaha

  • Siyaasada

  • Islamka

  • Caafimaadka

  • commodities

Sare u kaca Maciishada Degmada Jowhar kadib fatahaad uu sameeyay Wabiga.
Wararka aanu ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka sh/dhexe ayaa sheegaya in dadka ay ka cabanayaan dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah . Dhibaatadan ay ka cabanaayaan dadka ku dhaqan magaalda Jowhar ee dhanka dhaqaalaha ...

Deganaansho ka jirta Muqdishu iyo Shacabka oo Ciidul Fidri isku diyaarinaya.
Xaalad daganaashaa ayaa saaka laga dareemayaa deegaanada ay dagaalada ka dhaceen maalmahaan ee magaalada Muqdisho. Deegaanada ku yaala waqooyiga magaalada Muqdisho iyo waliba degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa saaka ...

Mucjiso: Minaariyada Masjidka Alaahu akbar (Daawo)
Muuslimiin ka dhiseysay masaajid tuulo ka mid ah dalka Indonesia ayaa waxay  kari waayeen  inay saaraan Minaariyada dhismaha loogu talagalay, iyaga oo la daaldhacaya oo maara u waayay diyaarsaday xarkaha lagu saari ...

Isbitaalada Muqdishu oo isku eedeynaya Bukaanada Kelyaha lagala baxo.
  Dhawaanahan ayaa waxa soo ifbaxaayay in Isbitaalka MADIINA dadka loo geeyo in lagu dabiibo halkaasi lagala baxo KELYAHA kadibna loo iiibgeeyo debida. Eedeyn loo soo jeediaya  dhawaanahan maamulka Isbitalka ...

Developed by JoomVision.com
  • Weather

  • world News

  • Market

  • Sports

Shanghai 2,656.35 -38.94 (-1.44%)
Nikkei 225 9,098.39 +73.79 (0.82%)
Hang Seng Index 21,167.27 +78.41 (0.37%)
TSEC 7,835.54 -15.77 (-0.20%)
FTSE 100 5,475.12 +45.38 (0.84%)
DJ EURO STOXX 50 2,764.81 +11.92 (0.43%)
CAC 40 3,696.99 +19.78 (0.54%)
BSE Sensex 18,799.66 +132.95 (0.71%)
Powered by News4Trader.com
Developed by JoomVision.com

k'naan waving flag world cup concert kick off .