Khilaaf ka taagan qaabka loo ansixinayo Dastuurka Qabyada ah
18 May 2012 10:58

Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]

Dayuurad Turkish Airlines oo awoodi weydey inay ku soo degto garoonka Muqdisho
17 May 2012 14:13

Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]

Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale
16 May 2012 15:21Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale

Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]

Xusuusta 15-ka May
15 May 2012 13:24Xusuusta 15-ka May


Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]

Duqeyn loo geystay Villa Somaliya
15 May 2012 13:10Duqeyn loo geystay Villa Somaliya

Weerar loo adeegsaday hoobiyayaal ayaa xalay lala beegsaday Madaxtooyada dowladda KMG ah ee Villa  [ ... ]

100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania
14 May 2012 13:12100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania

Ku dhawaad 100 oo u dhashay  Soomaaliya ayaa laga sii daayay Xabsiyo ku yaalla dalka Tanzania [ ... ]

Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M
14 May 2012 12:59Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga yeeray dalka Maraykanka. Wararku w [ ... ]

Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle
13 May 2012 14:06Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle

Boqolaal Hecktar oo ka mid ahaa dhul beereedka uu maro Webiga Shabeelle ayaa waxaa harqiyay Fataha [ ... ]

Warar kale

Ciidamada AMISOM oo kaashanaya kuwa dowladda KMG ah ayaa lagu soo waramayaa inay saaka duulaan ugu baxeen Waqooyiga Muqdisho, iyaga oo ka guuray fariisimo ay ku lahaayeen degmada Karaan.

Ciidamada ayaa lagu soo waramayaa inay gaareen duleedka Waqooyi ee caasimada isla markaana ay saaka qabsadeen deegaanka Gubadley oo ay horay ugu sugnaayeen xoogaga Alshabab.

Ma jiro wax dagaal ah oo ay ciidamada kula wareegeen deegaanka, sidoo kale Alshabab ayaan ka hadlin gaaritaanka ciidamada iskaashanaya ay gaareen duleedka caasimada.

Dadka ku dhaqan degmada Kaaraan ayaa farxad ka muujiyay guuritaanka ciidamada, maadaama ay inta badan habeennadii dagaallo ka dhici jireen goobaha ay degmada kaga sugnaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Duulaanka saaka ayaa kusoo beegmaya xilli toddobaadkan uu Taliska AMISOM shaaciyay shaxda howgalka ay ciidamada AMISOM ka samayn doonaan gobollada dalka.

 

Add comment


Security code
Refresh

Maqaallo

Xusuusta 15-ka May

Xusuusta 15-ka May

15-05-2012

Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...

17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-04-2012

  WALAALAYAAL ,SAAXIIBBAYAAL, maanta waa 17kii April,waana maalintii Dhirta looga dabbaaldegi jirey Dalka Soomaaliya oo dhan muddadii kacaankii  soomaaliyeed jirey. Ilaalinta...

Weather

Weather in  Mogadishu Somalia

Current Forecast
Sat, 19 May 2012 9:58 am EAT
Partly Cloudy
30°C
High: 30°C
Low: 26°C
Sunrise  6:14 am
Sunset 6:19 pm
Wind: 14.48 kmh
Humidity: 48 %
Visibility: 9.99 km
Barometer: 982.05 mb
RISING
 
Tommorow
 20 May 2012
Scattered Thunderstorms
 
31°C / 26°C

TV

  

  

  

Al ALAM TV