Khilaaf ka taagan qaabka loo ansixinayo Dastuurka Qabyada ah
18 May 2012 10:58

Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]

Dayuurad Turkish Airlines oo awoodi weydey inay ku soo degto garoonka Muqdisho
17 May 2012 14:13

Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]

Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale
16 May 2012 15:21Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale

Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]

Xusuusta 15-ka May
15 May 2012 13:24Xusuusta 15-ka May


Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]

Duqeyn loo geystay Villa Somaliya
15 May 2012 13:10Duqeyn loo geystay Villa Somaliya

Weerar loo adeegsaday hoobiyayaal ayaa xalay lala beegsaday Madaxtooyada dowladda KMG ah ee Villa  [ ... ]

100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania
14 May 2012 13:12100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania

Ku dhawaad 100 oo u dhashay  Soomaaliya ayaa laga sii daayay Xabsiyo ku yaalla dalka Tanzania [ ... ]

Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M
14 May 2012 12:59Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga yeeray dalka Maraykanka. Wararku w [ ... ]

Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle
13 May 2012 14:06Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle

Boqolaal Hecktar oo ka mid ahaa dhul beereedka uu maro Webiga Shabeelle ayaa waxaa harqiyay Fataha [ ... ]

Warar kale

Sida uu sheegay Madaxa booliska Tanzania Adolphina Chialo, 20 ruux oo Tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku geeriyootay dalkaaasi xilli ay ku safrayeen gudaha dalkaasi.

 

Adolphina Chialo ayaa waxaa uu sheegay in dadka geeriyooday ee Soomaalida ah ay kala yihiin 17- rag iyo 3-dumar kuwaasi oo la tilmaamay inay ku geeriyooday gaari nuuca qaada Kontoorar ah oo ay saarnaayeen kadib markii ay naqaska ku dhagay.

 

Madaxa booliska ee dowladda Tanzania ayaa waxaa uu intaasi ku daray in dadkaasi ay geeriyoodeen xilli ay marayeen gobol lagu magacaabo Morogoro oo Caasimadda dalka Tanzania u jira 200-KM.

 

Booliska dalka Tanzina ayaa lagu soo waramayaa in sidoo kale ay xireen 14-Muwaadiniin oo Soomaali ah kuwaasi oo lagu eedeeyay in dalkaasi ay ku galeen qaab tahriib ah.

 

Muwaadiniin farabadan oo Soomaali ah ayaa naftoodu ku waayay Tahriib xilli ay ku wajahnaayeen dalal ka nabdoon Soomaaliya maadaama ay u dulqaadan waayeen dhibaatooyinka ka taagan Soomaaliya, iyadoo ay xusid mudantahay in wali ay jiraan Tahriibayaal Soomaali ah oo usii baqoolaya wadamada Caalamka.

Add comment


Security code
Refresh

Maqaallo

Xusuusta 15-ka May

Xusuusta 15-ka May

15-05-2012

Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...

17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-04-2012

  WALAALAYAAL ,SAAXIIBBAYAAL, maanta waa 17kii April,waana maalintii Dhirta looga dabbaaldegi jirey Dalka Soomaaliya oo dhan muddadii kacaankii  soomaaliyeed jirey. Ilaalinta...

Weather

Weather in  Mogadishu Somalia

Current Forecast
Sat, 19 May 2012 9:58 am EAT
Partly Cloudy
30°C
High: 30°C
Low: 26°C
Sunrise  6:14 am
Sunset 6:19 pm
Wind: 14.48 kmh
Humidity: 48 %
Visibility: 9.99 km
Barometer: 982.05 mb
RISING
 
Tommorow
 20 May 2012
Scattered Thunderstorms
 
31°C / 26°C

TV

  

  

  

Al ALAM TV