Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]
Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]
Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]
Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]
Weerar loo adeegsaday hoobiyayaal ayaa xalay lala beegsaday Madaxtooyada dowladda KMG ah ee Villa [ ... ]
Ku dhawaad 100 oo u dhashay Soomaaliya ayaa laga sii daayay Xabsiyo ku yaalla dalka Tanzania [ ... ]
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga yeeray dalka Maraykanka. Wararku w [ ... ]
Boqolaal Hecktar oo ka mid ahaa dhul beereedka uu maro Webiga Shabeelle ayaa waxaa harqiyay Fataha [ ... ]
- Dad Safar ahaa ayaa lagu laayay Degmada Warsheekh
- Ciidamo gaaray ilaa Kun Askari ayaa soo gaaray Baled Xaawo
- Dhibaatada Xawaaladleyda Somalida Mareynka heysato
- Shacab iyo ciidamada DFKG oo ku dagaalamay Suuqa Bakaaraha
- Ciidamada DKFG oo ku dagaalamay Muqdisho
- Majmaca Culimada Soomaaliya wuxuu shaaciyay Mudaaharaad ka dhan Dastuurka cusub
- Qoys ku la'day Madfac ku habsaday
- Turkiga oo Ardayda Soomaaliyeed ee Sudan u dhisay hooy ay ku noolaadaan
- 135-ka Oday dhaqameed ee soo xulaya ergooyinka ansixinaya dastuurka
- Shirkii odayaasha dhaqanka waa furmay
- Madaafic lagu weeraray Villa Somaliya
- Qeybtii koowaad ee ciidamada Jabuuti ayaa gaaray Hiiraan

Afhayeenka dowladda Ethiopia Bereket Simon ayaa waxa uu sheegay inay gacanta ku dhigeen Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan halkasi oo uu sheegey inay dagaal kaga saareen Xarakada Al Shabaab.
Bereket Simon ayaa waxa uu tilmaamay in dagaalka ay ku qaadeen magaalada Baladweyne ay ku wehlinayeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, isagoo hoosta ka xariiqay in ay qasaaro balaaran ay gaarsiiyeen Ururka Al Shabaab.
“Waxaan Al Shabaab gaarsiiney qasaaro aad u baahsan taasi oo soo dadajisay in ay ka baxaan Magaalada, anaga dhankeena waxsidaa u buuran nama soo gaarin balse waxaan ku xaqiijinayaa inay jiraan qasaaro” sidaa waxa yiri Afhayeenka Dowladda Ethiopia Bereket Simon.
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay horayba u qirtay inay dagaalka ay ku qabsatay magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ay taageero buuxa ka heleen ciidamada dowladda Ethiopia.
Maqaallo
Xusuusta 15-ka May

15-05-2012
Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...
17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-04-2012
WALAALAYAAL ,SAAXIIBBAYAAL, maanta waa 17kii April,waana maalintii Dhirta looga dabbaaldegi jirey Dalka Soomaaliya oo dhan muddadii kacaankii soomaaliyeed jirey. Ilaalinta...
Maxay tahay Sababta ka Dambeysa in Tacaddi loogu Geysto Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah dalka Soomaaliya Gudihiisa
In dad Soomaali ah oo Diinta ka baxay ay Masaajid gudihii kula saxaroodaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waa arin cusub…
Shirqoolka iyo dabinka cadawgu u dhigay Soomaaliya
Sida qaalibka ah hagardaamooyinka aadanuhu isu dhigo waa noocyo badan yihiin waxayna ka dhacaan inta u dhaxaysa min dadka caadiga…
Xadgudubka Kenya iyo xasuuqa umadda!
Kob walba kaliila ayaa dhacaysa, kaar iyo aadaar ayaa dhan walba is haysta, kur go’an, kalxan jaban, kab shiilan, kor…
Maqaallo
Muxuu salka ku hayaa khilaafaadka ka dhexjira Barlamaanka Soomaaliya
Aqristoow waxaa su,aal mudan in leysweydiiyo waxa keena qilaafka markasta oo lagu hamiyo in horay Dowladu u socoto ama lasoo…
Mas'uuliyiin saxiixay warqad furan oo ku saabsan Shirkii Garoowe
To: Ban ki-Moon, UN Secretary General CC: UN Security Council CC: The African Union CC: The Arab League Warqad furan oo ku saabsan “Mabaadii’da…



