Khilaaf ka taagan qaabka loo ansixinayo Dastuurka Qabyada ah
18 May 2012 10:58

Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]

Dayuurad Turkish Airlines oo awoodi weydey inay ku soo degto garoonka Muqdisho
17 May 2012 14:13

Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]

Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale
16 May 2012 15:21Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale

Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]

Xusuusta 15-ka May
15 May 2012 13:24Xusuusta 15-ka May


Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]

Duqeyn loo geystay Villa Somaliya
15 May 2012 13:10Duqeyn loo geystay Villa Somaliya

Weerar loo adeegsaday hoobiyayaal ayaa xalay lala beegsaday Madaxtooyada dowladda KMG ah ee Villa  [ ... ]

100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania
14 May 2012 13:12100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania

Ku dhawaad 100 oo u dhashay  Soomaaliya ayaa laga sii daayay Xabsiyo ku yaalla dalka Tanzania [ ... ]

Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M
14 May 2012 12:59Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga yeeray dalka Maraykanka. Wararku w [ ... ]

Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle
13 May 2012 14:06Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle

Boqolaal Hecktar oo ka mid ahaa dhul beereedka uu maro Webiga Shabeelle ayaa waxaa harqiyay Fataha [ ... ]

Warar kale

Ciidamada dowladda ayaa xalay fuliyey degmada Yaaqshiid mid ka mid ah howlgaladi ugu yaabka badnaa sanadkan, kaasoo ay ku soo qabteen askari qof rayid dilay, kadibna la dilay.

 

Ciidamo oo sida la sheegay uu hogaamiyey taliye ku xigeenka ciidamada qalabka sida ee dowladda General Gacma-duule ayaa si la yaab leh u soo qabtay askari xalay fiidkii ku dilay wiil dhalinyaro ah isgoyska Fagax.

Askarigaasi ayaa ka qaatay telfoon mobile ah ka hor inta uusan dilin wiilka oo ka mid ahaa dhalinyarada xaafada Fagax sida ay sheegeen dad goob joogayaal ahaa.

Ilaa iyo 10 gaadiid oo kuwa dagaalka ah ayaa kadib goobta soo gaartay kuwaasi oo ku yaacay xaafadaha isku xira Fagax iyo Ramadaan kadibna gacanta kusoo dhigay askariga oo isna goobti uu ku dilay wiilka oo aheyd isgoyska Fagax la keenay kadibna lagu toogtay.

Arintaan ayaa waxaa si aad ah usoo dhaweeyey dadka ku nool degmada Yaaqshiid oo si weyn wal wal uga qabay baryahaan ciidamo ku labisan dareeska dowlada oo dhac iyo boob ka waday xaafadaha degmadaasi.

Taliska ciidanka dowlada ayaa horay u amray in goobta lagu toogto hadii askari ka tirsan milatariga uu dhaco qof rayid ah, maadaama wadanka uu ku jiro xaalad deg deg ah.

 

Add comment


Security code
Refresh

Maqaallo

Xusuusta 15-ka May

Xusuusta 15-ka May

15-05-2012

Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...

17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-04-2012

  WALAALAYAAL ,SAAXIIBBAYAAL, maanta waa 17kii April,waana maalintii Dhirta looga dabbaaldegi jirey Dalka Soomaaliya oo dhan muddadii kacaankii  soomaaliyeed jirey. Ilaalinta...

Weather

Weather in  Mogadishu Somalia

Current Forecast
Sat, 19 May 2012 9:58 am EAT
Partly Cloudy
30°C
High: 30°C
Low: 26°C
Sunrise  6:14 am
Sunset 6:19 pm
Wind: 14.48 kmh
Humidity: 48 %
Visibility: 9.99 km
Barometer: 982.05 mb
RISING
 
Tommorow
 20 May 2012
Scattered Thunderstorms
 
31°C / 26°C

TV

  

  

  

Al ALAM TV