Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]
Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]
Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]
Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]
Weerar loo adeegsaday hoobiyayaal ayaa xalay lala beegsaday Madaxtooyada dowladda KMG ah ee Villa [ ... ]
Ku dhawaad 100 oo u dhashay Soomaaliya ayaa laga sii daayay Xabsiyo ku yaalla dalka Tanzania [ ... ]
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga yeeray dalka Maraykanka. Wararku w [ ... ]
Boqolaal Hecktar oo ka mid ahaa dhul beereedka uu maro Webiga Shabeelle ayaa waxaa harqiyay Fataha [ ... ]
- Dad Safar ahaa ayaa lagu laayay Degmada Warsheekh
- Ciidamo gaaray ilaa Kun Askari ayaa soo gaaray Baled Xaawo
- Dhibaatada Xawaaladleyda Somalida Mareynka heysato
- Shacab iyo ciidamada DFKG oo ku dagaalamay Suuqa Bakaaraha
- Ciidamada DKFG oo ku dagaalamay Muqdisho
- Majmaca Culimada Soomaaliya wuxuu shaaciyay Mudaaharaad ka dhan Dastuurka cusub
- Qoys ku la'day Madfac ku habsaday
- Turkiga oo Ardayda Soomaaliyeed ee Sudan u dhisay hooy ay ku noolaadaan
- 135-ka Oday dhaqameed ee soo xulaya ergooyinka ansixinaya dastuurka
- Shirkii odayaasha dhaqanka waa furmay
- Madaafic lagu weeraray Villa Somaliya
- Qeybtii koowaad ee ciidamada Jabuuti ayaa gaaray Hiiraan
![]()
Sarkaal sare oo u hadlay Ururka Midowga Afrika oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa waxa uu sheegay in Ururka Midowga Afrika uu arko muhiimad gaar ah in kumanaan ka tirsan ciidamada Ethiopia loo soo diro gudaha dalka Soomaaliya si ay ula dagaalamaan Xarakada Al Shabaab.
Midowga Afrika ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay ka joogaan ciidamo nabad ilaalin ah oo la dagaalamaya Xarakada Al Shabaab halka ciidamo ka mid ah kuwa Ethiopia uu sheegay in loo baahan in ay xoog dagaal ay ka furtaan Koofurta Soomaaliya.
Sarkaalkaani ayaa waxa uu sheegay in mudo badan ay hindisayeen sidii mar kale ciidamada Ethiopia ay uga howlgali lahaayeen dalka Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan ciidamada Midowga Afrika taasi oo uu sheegay in ay Ururka guul u tahay.
Mudooyinkii u dambeeyay ayaa Madaxda Midowga Afrika waxa ay kulmo ku laahaayeen magaalada Addis Ababa kuwaasi oo looga hadlayay wax ka qabashada arimaha dalka Soomaaliya. Mana cada sida ay noqondoonto aragtida ah in Cidamo ka socda dalka Eithopia la keeno gudaha Somaliya bacdama Shacabka Somaliy badankood ay u arkaan Cadaw.
Maqaallo
Xusuusta 15-ka May

15-05-2012
Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...
17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-04-2012
WALAALAYAAL ,SAAXIIBBAYAAL, maanta waa 17kii April,waana maalintii Dhirta looga dabbaaldegi jirey Dalka Soomaaliya oo dhan muddadii kacaankii soomaaliyeed jirey. Ilaalinta...
Maxay tahay Sababta ka Dambeysa in Tacaddi loogu Geysto Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah dalka Soomaaliya Gudihiisa
In dad Soomaali ah oo Diinta ka baxay ay Masaajid gudihii kula saxaroodaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waa arin cusub…
Shirqoolka iyo dabinka cadawgu u dhigay Soomaaliya
Sida qaalibka ah hagardaamooyinka aadanuhu isu dhigo waa noocyo badan yihiin waxayna ka dhacaan inta u dhaxaysa min dadka caadiga…
Xadgudubka Kenya iyo xasuuqa umadda!
Kob walba kaliila ayaa dhacaysa, kaar iyo aadaar ayaa dhan walba is haysta, kur go’an, kalxan jaban, kab shiilan, kor…
Maqaallo
Muxuu salka ku hayaa khilaafaadka ka dhexjira Barlamaanka Soomaaliya
Aqristoow waxaa su,aal mudan in leysweydiiyo waxa keena qilaafka markasta oo lagu hamiyo in horay Dowladu u socoto ama lasoo…
Mas'uuliyiin saxiixay warqad furan oo ku saabsan Shirkii Garoowe
To: Ban ki-Moon, UN Secretary General CC: UN Security Council CC: The African Union CC: The Arab League Warqad furan oo ku saabsan “Mabaadii’da…



