Khilaaf ka taagan qaabka loo ansixinayo Dastuurka Qabyada ah
18 May 2012 10:58

Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]

Dayuurad Turkish Airlines oo awoodi weydey inay ku soo degto garoonka Muqdisho
17 May 2012 14:13

Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]

Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale
16 May 2012 15:21Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale

Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]

Xusuusta 15-ka May
15 May 2012 13:24Xusuusta 15-ka May


Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]

Duqeyn loo geystay Villa Somaliya
15 May 2012 13:10Duqeyn loo geystay Villa Somaliya

Weerar loo adeegsaday hoobiyayaal ayaa xalay lala beegsaday Madaxtooyada dowladda KMG ah ee Villa  [ ... ]

100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania
14 May 2012 13:12100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania

Ku dhawaad 100 oo u dhashay  Soomaaliya ayaa laga sii daayay Xabsiyo ku yaalla dalka Tanzania [ ... ]

Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M
14 May 2012 12:59Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga yeeray dalka Maraykanka. Wararku w [ ... ]

Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle
13 May 2012 14:06Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle

Boqolaal Hecktar oo ka mid ahaa dhul beereedka uu maro Webiga Shabeelle ayaa waxaa harqiyay Fataha [ ... ]

Warar kale

Sawirkan sida ka muuqata waxaa is dhunkanaya Papa Beneckt (Papaha Vatinka) iyo Imam Ahmed (immamka Masarida ama madaxa hey'ada Alazhar) ayaa waxay isu dhunkadeen sida aan sharciga iyo anshaxa ku habooneyn ama aan la aqbali karin.

Sida ay isku dhunkadeen waxaa isku dhunkankara kaliya nin iyo naag is qaba saaxiibo ah.

Sawirkan marka lagu so daabacay wargesyada Caalamka ayaa waxaa ka caroday dowlada Vatikanka kuwaasi oo khamiistii lasoo dhaafay ka hadlay waxayna sheegeen in sawirkan uu wax u dhimayo sumcada Papa Benedeckt iyo kaniisada Katolika sidoo kale waxay codsadeen in Itali gudaheeda laga manuuca daabicida sawirkan iyo inu u gudbo debida.

Dowlada Vatikanka ayaa sidoo kale ku tilmaantay Sawirkan mid ganacsi oo dad gaar ah ay ku donayeen inay iibsadaan sharafta Papaha kuwaa oo ay ku sheegeen inay doonayaan inay fitno ku abuuraan dadka aaminsan Kaniisada.

Arintan ayaa weli waxaanan ka hadlin Hey'ada Azhar oo Imamka Hey'adaasi uu ka muuqdo fadexadani waxa sidoo kale ka hadlin culumada Islamka inay banaantaghay sdiaan oo kale inay isu dhunkan karaan ragga bacdamaa culumadii ay publik ahaan isku dhunkanyaan sida dumar iyo ragg oo kale.

 

Add comment


Security code
Refresh

Maqaallo

Xusuusta 15-ka May

Xusuusta 15-ka May

15-05-2012

Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...

17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya

17-04-2012

  WALAALAYAAL ,SAAXIIBBAYAAL, maanta waa 17kii April,waana maalintii Dhirta looga dabbaaldegi jirey Dalka Soomaaliya oo dhan muddadii kacaankii  soomaaliyeed jirey. Ilaalinta...

Weather

Weather in  Mogadishu Somalia

Current Forecast
Sat, 19 May 2012 9:58 am EAT
Partly Cloudy
30°C
High: 30°C
Low: 26°C
Sunrise  6:14 am
Sunset 6:19 pm
Wind: 14.48 kmh
Humidity: 48 %
Visibility: 9.99 km
Barometer: 982.05 mb
RISING
 
Tommorow
 20 May 2012
Scattered Thunderstorms
 
31°C / 26°C

TV

  

  

  

Al ALAM TV